Jeneraal Galaal oo sheegay in xiisad dagaal ay ka jirto magaalada Dhuusomareeb

Magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto xiisad u dhaxeysa ciidanka dowlada federaalka ee dhawaan la wareegay magaaladaasi iyo ciidamo kale oo ka amar qaata kooxda Ahlu Sunna. Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo kamid ah saraakiishii hore ee ciidanka milatariga Soomaaliya mudooyinkii dambana ku noolaa magaalada Guriceel ayaa sheegay in … Continue reading Jeneraal Galaal oo sheegay in xiisad dagaal ay ka jirto magaalada Dhuusomareeb